Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mukhtaar Roobow oo Abaabul Dagaal kana dhan ah Al Shabaab ka wada G/Bokool

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Mukhtaar Roobow oo Abaabul Dagaal kana dhan ah Al Shabaab ka wada G/Bokool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Gobolka Bokool ka soconaya dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah kooxaha Argagixisada Al-shabaab,kuwaasi oo ku dhuumaalaysanaya deegaano ka tirsan Gobolkaasi.

Mukhtaar Roobow Abuumansuur oo shalay gelinkii dambe gaarey magaalada Xudur ee Xaraunta Gobolka Bokool ayaa kulamo la qaadanaya mas’uuliyiin iyo saraakiil,kuwaasi oo looga hadlayo xoojinta abaabulada dagaal ee ka dhanka ah maleeshiyada Shabaab.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sida uu ku soo waramayo wariyaheena Gobolkaasi Bokool Maxamed Xasan C/raxmaan,waxaa la dareemayaa abaabul dagaal oo xoogan oo ka dhan ah Shabaab,waxaana barbar socda wada tashiyo ku aadan sidii looga wada qeyb qaadan lahaa in cadowga laga xoreeyo deegaanadaasi.

Majiraan ilaa iyo haatan wax war ah oo ka soo baxay Abuumansuur iyo mas’uuliyiinta kale ee K/Galbeed,balse warar ay heleyso Wakaaladad SONNa ayaa sheegay in ujeedka socdaalka Abuu-mansuur uu ku tagay Xudur ay laxiriirta xoojinta dhaq dhaqaaqaasi oo lagula dagaalamayo Alshabaab,iyadoo dagaalkii ugu dambeeyey lagu dilaya ku dhawaad 10 Alshabaab ah.

Magaalada Xudur iyo nawaaxiga deegaanka Abal,waxaa kusugan ciidamo taabacsan Mukhtaar Roobow Abuumansuur,kuwaasi oo la sheegay in loo abaabulayo ka qeybgalka dagaalka ka dhanka ah Shabaab.

Previous Post

Shirka Siyaasadda Dhalinyarada oo Muqdisho ka furmaya

Next Post

Warbixin:- Maleeshiyaadka Al-shabaab oo cabsi soo wajahday

Next Post
Warbixin:- Maleeshiyaadka Al-shabaab oo cabsi soo wajahday

Warbixin:- Maleeshiyaadka Al-shabaab oo cabsi soo wajahday

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In