Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu abaal marinayey Dhalinyaro oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb “Sawirro”.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu abaal marinayey Dhalinyaro oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb “Sawirro”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu abaal marinayey qaar ka mid ah xubnaha firfircoon ee qaybta ah dadaalada bilic soo celinta Dhuusamareeb ayay ku kulmeen inta badan hal-doorka Bulshada Magaalo madaxda Galmudug oo ku wadaagey waxyaabaha uga qabsoomey barnaamijyada is xilqaanka ah ee dhowrkii bilood ee ugu dambeeyay lagu dhisay tiro ka mid ah wadooyinka Magaalada ee isku xira xaafadaha.

Qaar ka mid ah dhalinyarada iyo Mas’uuliyiinta ka qayb galey kulankan ayaa si gaar ah ugu mahad celiyay Cabdikaafi Xaashi faarax oo ka mid ahaa dhalinyarada sida adag ugu taagnaa ka miro-dhalinta howlahaasi isla markaana dadaalkan soo gaarsiiyey heer bulshada oo dhami uwada istaagtey in ay wax ku biiriso, iyagoo diyaar la ah muruq iyo maalba.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Cabdikaafi Xaashi Faarax oo ka mid ah shaqsiyaadka munaasabadan lagu xusey dadaalka ay ka geysteen hormarinta Magaalada Dhuusamareeb ayaa kula dardaarmey bulshada Caasimada in ay sii wadaan dhameystirka barnaamijyada is xilqaanka ah ee dhalinyaraddu hormuudka u tahay.

Ugu dambeyn wasiir kuxigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Galmudug Maxamed Nuur Diini ayaa dhamaan bulshada Galmudug ujeediyay in ay qaataan dowrkooda oo ay buuxiyaan waxyaabaha dowlad Goboleedku awooda u yeelan waayo.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo shir la qaatay Guddiga dib-u-habeynta Ciidanka Booliska Puntland “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal “Sawirro”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal “Sawirro”

Ra'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal "Sawirro"

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In