Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo shir la qaatay Guddiga dib-u-habeynta Ciidanka Booliska Puntland “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda Puntland oo shir la qaatay Guddiga dib-u-habeynta Ciidanka Booliska Puntland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa shir la qaatay Guddiga dib u habeynta Ciidanka Booliska Puntland.

Shirka waxaa ka soo qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Gobaleedka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan,Taliska Booliska Puntland iyo Qaar kamid ah ah taliyaasha qeybedada Gobolada.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Kulankan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe ayaa looga hadlay arrimaha dib-u- habeynta Ciidanka iyo diyaarinta Miisaaniyadda Sannadka 2022-ka.

Mudane Xasan Shire Cabdi oo shirka kaddib la hadlay xafiiska Wacyigelinta iyo Warfaafinta ayaa ka hadlay ujeedada shirka uu la qaatay Saraakiisha.

“ Waxaan maanta shir iskugu nimid Taliska qeybta Booliska ee goboladda, taasoo looga hadlayey labo qodob oo ah Dib-u-habeynta ciidamada Booliska oo gabogabo ah, gobol kasta inta ka dhimanayd iyo xilliga ay soo xaroonayaan iyo Diyaarinta Miisaaniyadda cusub ee 2022-ka…” ayuu yiri Mudane Xasan Shire Cabdi.

Dhinaca kale waxaa uu u sheegay Saraakiisha in ka Wasaarad ahaan ay ka go’an tahay in Ciidamadda si joogto ah u helaan xuquuqdooda uguna soo dhacdo mushaharaadkooda Taleefoonadooda isla markaana aysan dhici doonin in mushahar la waayo.

Puntland in ay hesho ciidamo la ogyahay tiradooda iyo tayadooda waa ballan qaadyadii Madaxweyne  Saciid Cabdillahi Dani.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ururrada Bulshada Rayidka

Next Post

Munaasabad lagu abaal marinayey Dhalinyaro oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb “Sawirro”.

Next Post
Munaasabad lagu abaal marinayey Dhalinyaro oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb “Sawirro”.

Munaasabad lagu abaal marinayey Dhalinyaro oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb "Sawirro".

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In