Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu abaal marinayey Howlwadeenaddii Todobaadka Xoriyadda oo lagu qabtay Wasaaradda Warfaafinta”Sawirro”.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu abaal marinayey Howlwadeenaddii Todobaadka Xoriyadda oo lagu qabtay Wasaaradda Warfaafinta”Sawirro”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasibadan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa uu ujeedku ahaa abaalmarinta guddiyadii kala duwanaa oo ka qayb qaatay wacyi galintii maalmaha  tobaadkii xoriyadda , isbuucaas oo ka dhignaa mid kamida isbuucyadii u samaaynta badnaa soomaaliya .

Waxaana munaasibada kasoo qayb galay Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar sidoo kale waxaa si wada jir ah kulanka u fadhiyey gudigii qaban qaabada ee 7aadka xoriyada.

Related posts

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiisaka Cusmaan Abukar Dubbe oo ahaa gudoomiyhii qaban qaabada maalmaha xoriyadda  oo furay munaasibada  ka warbixiyey  shaqadii adkeyd ee  nafhurka ahayd ee ay soo qabteen guddiyadda maanta la abaalmariyey.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo kulanka soo xidhay ayaa waxa uu bogaadiyey kaalintii ay ka qaateen gudiga qaban qaabada 7aadka xoriyada wacgalinta iyo hanuuninta bulshada.

Gabagabadii waxaa shahaado sharaf la siiyey guddiyadii qaybta ka ahaa guddiga qaban qaabada 7aadka xoriyada .

Previous Post

Madaxwynaha Koofur Galbeed oo qaabilay Wafdi ka socdo Qaramadda Midoobay.

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddiga Amniga Doorashooyinka Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddiga Amniga Doorashooyinka Dalka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddiga Amniga Doorashooyinka Dalka “SAWIRRO”

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In