Wednesday, January 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu dhiira gelinayey Dhalinyarada oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu dhiira gelinayey Dhalinyarada oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daah furka Madasha Dhalinyarada iyo Habeenka Muqdisho oo bishiiba mar la qaban doono ayaa ka dhacday xarunta Demada Kaaraan, waxaana Soo qaban qaabiyay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo kaashaneysa maamulka Gobolka Banaadir iyo Dhalinyarada Ubaxa Caasimadda oo door weyn ka qaatay.

Related posts

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Nairobi ka furay Shirka Dib-u-Eegista Dhexe ee Mashruuca EA-RDIP

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Nairobi ka furay Shirka Dib-u-Eegista Dhexe ee Mashruuca EA-RDIP

January 27, 2026
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

January 27, 2026

Gudoomiyaha Degmada Kaaraan ย C/fataax Nuur Cali Yaanyo ayaa sheegay in degmada Kaaraan ay diyaar u tahay martigalenta Barnaamijyada noocaan oo kale ah ee lagu dhiira gelinayo dhalinyarada.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa sheegay in Maamulka uu u sameynayo shaqo abuur dhalinyarada sidoo kalena mudadii uu joogay gobolka ay ka shaqeeyeen isku xerka Arrimah Bulshada.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya Xasan cali Maxamed Amar dambeย  ayaa dhalinyarada ku guubaabiyay in ay ka shaqeeyan nabada iyo hormarinta Dalka, si loo gaaro hadafyada waaweyn ee horyaala xukuumadda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in wasaaraddu ay ย wado qoreshayaal lagu hormarinayo isdhaxgalka bulshada iyo dhalinyarada taasi muhimad gaar ah siineysa dhalinyarada maadaama ay boqolkiiba 75 ay dadka Soomaaliyed yihiin.

Maanta oo kale 12 ka bisha agoosto waxaa dunida laga xusaa maalinta dhalinyarada Aduunka, waxaana Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka sida weyn looga Maalintan.

Previous Post

Mahdi Guuleedโ€Waa in wax badan laga bedelaa habka dhoofinta Xoolaha Dalka si dhaqaalaha loo horumariyo+sawirro

Next Post

Maxay ka dhigan tahay in dekedda Muqdisho ay shaqayso xilli habeen ah?

Next Post
Maxay ka dhigan tahay in dekedda Muqdisho ay shaqayso xilli habeen ah?

Maxay ka dhigan tahay in dekedda Muqdisho ay shaqayso xilli habeen ah?

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Nairobi ka furay Shirka Dib-u-Eegista Dhexe ee Mashruuca EA-RDIP

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Nairobi ka furay Shirka Dib-u-Eegista Dhexe ee Mashruuca EA-RDIP

January 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Aadam Macallim Soomaali, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka furay Shirka...

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

January 27, 2026
0

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta qabtay shir ujeedkiisu ahaa soo bandhigidda guulihii la gaaray sannadkii dhammaaday, qorshayaasha sannadka...

๐€๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐€๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ ๐š๐›๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maryan Xuseen, oo ay weheliyaan khubaro ka socday Wasaaradda Caafimaadka...

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In