Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu furayay Masjid wayn oo lagu qabtay Galdog0b (Sawiro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
fgfgfgGaldogob. Munaasabadaani oo ay soo abaabushay Mu’assasada AlMinhaaj ayaa waxaa kasoo qayb galay Maamulka Degmada, Culumada, Golaha Guurtida, Waxgaradka, Ardayda, Haweenka iyo qaybaha kale ee bulshada Magaalada.

Munaasabada oo Hadalo qiima badan lagasoo jeediyay ayaa dhamaan Dadwaynihii ka hadlay waxaa ay soo dhaweeyeen Masaajidkaan Cusub iyaga oo ilaahay uga Baryay cidii dhistay inuu ka ajar siiyo.

Masaajidka ayaa waxaa dhistay Marwo Xaawo Warsame Galayr oo ka timid Qurbaha.

Masjidka ayaa waxaa loo dhisay  si casri ah waxaana uu leeyahay dhamaan Qaybihii kala gadisnaa ee loo baahi qabay, wuxuu leeyahay Qaybta Dumarka gaarka u ah iyo meherado lagu fududeeyo adeegiisa.

Masjidka ayaa waxaa la rabaa in lagu mataaneeyo Madrasada Imaamu Shaafici oo kamid ah Madaarista ugu Ardayda badan Magaalada si ay Ardaydu uga faaidaystaan Xilyada aysan Diraasada lahayn ama Fasaxa ah Qur’aan akhrinta Salaadaha Sunada ah , Kutub Cilmi ah oo ay Akhristaan iyo Salaadii Faradka ahayd oo Aasaas u ah Acmaasha Masaajidka.

Madarasada Imaamu Shaafici oo hada ku jirta guryo kiro ah ayaa loo gaday dhulka masjidka ku hareeraysan, dhawaannaa waxaa la rajaynayaa in dhismeheedu bilowdo.

Dhamaan dadkii Munaasadaba kasoo qayb galay ayaa aad ugu faraxsanaa Masaajidkaan Cusub waxayna kusoo gabagabowday jawi qurux badan.

fgfg2

Xafiiska Warfaafinta ee Mu’asasada Al-Minhaaj (Galdogob)

Previous Post

Xaaladda degmada Dhuusamareeb oo saaka deggan

Next Post

Arday baratay cilmiga saxaafadda oo shahaadooyin la guddoonsiiyay “SAWIRRO”

Next Post

Arday baratay cilmiga saxaafadda oo shahaadooyin la guddoonsiiyay “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In