Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad Lagu Muujiyay Doorka Dhalinyarada Gobolka Banaadir Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad Lagu Muujiyay Doorka Dhalinyarada Gobolka Banaadir Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka dhalinyarada gobalka Banaadir oo soo qaban qaabiyay munaasabada lagu xusayay  maalinta dhalinyarada Aduunka ayaa waxaa lagu qabtay  aqalka dowladda hoose ee Xamar iyadoo uu ka soo qeyb galay ku simaha gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyada ee gobalka banaadir, qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka, guddoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Fanaaniin iyo qeybaha kale duwan ee bulshada,

Howlka ay munaasabada ka socotay ayaa waxaa isugu yimid dhalinyaro badan oo ka qeyb qaadaneysay xuska maalinta dhalinyarada caalamka iyadoo goobta lagu soo bandhigay suugan ka hadleysa Wadaniyada.

Related posts

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026

Guddoomiyaha ururka dhalinyarada gobalka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Makaraan oo munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in Dhalinyarada Soomaliyed ay haatan Door muuqda ka qaadanayan Nabada iyo dib u dhiska dalka.

Ku simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo maaliyada ee gobolka Ismaaciil Macalin Cabdi Guure oo soo xiray munaasada ayaa Waxa uu sheegay in %65 Dadkeyna Soomaaliyeed  ay dhalinyara yihiin dhalinyaradana looga baahan yahay in si wadajir ah ay markale ay u muujiyaan doorki lagu yaqiinay.

12 bisha Agosto  sanadkasta waxaa caalamka laga xusaa maalinta dhalinyarada aduunka dhalinyarada Soomaliyed ayaa door muuqda oo aan la ilaabi Karin ka geystay Xurnimada Dalka iyo dadka Soomaliyed oo lagu xasuusto 13kii dhalinyaro ee SYL oo aas aaskodu waqti kale oo gaar ah la xuso sanad kaste.

 IMG_1820 IMG_1831 IMG_1832 IMG_1834 IMG_1836 IMG_1845 IMG_1848 IMG_1849 IMG_1856 IMG_1863 IMG_1864 IMG_1866 IMG_1869 IMG_1885 IMG_1883 IMG_1881 IMG_1879 IMG_1886 IMG_1889 IMG_1891 IMG_1893 IMG_1898 IMG_1901 IMG_1912 IMG_1917 IMG_1926 IMG_1928 IMG_1933

Previous Post

Kulan Looga Hadlay Horumarinta Caasimada Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha: ‘’Waqtiga inoo harey kuma filna inaan bilowno is-qabqabsi cusub, waxaana baarlamanka iyo hay’adaha kale ee dastuuriga horyaalla hawlo muhiim u ah mustaqbalka iyo horumarka dalka’’

Next Post
Madaxweynaha: ‘’Waqtiga inoo harey kuma filna inaan bilowno is-qabqabsi cusub, waxaana baarlamanka iyo hay’adaha kale ee dastuuriga horyaalla hawlo muhiim u ah mustaqbalka iyo horumarka dalka’’

Madaxweynaha: ‘’Waqtiga inoo harey kuma filna inaan bilowno is-qabqabsi cusub, waxaana baarlamanka iyo hay’adaha kale ee dastuuriga horyaalla hawlo muhiim u ah mustaqbalka iyo horumarka dalka’’

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In