Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu taageerayay Galmudug oo London lagu qabtay-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu taageerayay Galmudug oo London lagu qabtay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo loogu hambalyeynayay maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada London, waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK .

Ka qeybgaliyaasha munaasabadda ayaa hambalyo u direy madaxweynaha dhowaan loo doortay maamulka KMG ee Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed iyo xubnaha kale ee maamulkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dadkii Munaasabada kasoo qeyb galay ayaa waxaa kamid ahaa Ra’isal wasaarihii hore ee dowladii KMG Soomaaliya mudane Nuur Xassan Xuseen Nuur Cade, Al Ustaas Axmed Naaji Sacad iyo mas’uuliyiin kale.

Sidoo kale Munaasabadan ayaa waxaa lagu soo dhoweeyay maamulka cusub oo dhowaan gobolada dhexe madaxweynaha loogu doortay Mudane C/kariim Xuseen Guuleed, waxaana ay ugu duceeyeen in Alle u fududeeyo mas’uuliyadaasi uu u qaaday shacabka deegaanada gobolada dhexe.

20150705_010640 20150705_011535 20150705_011539 20150705_013418

Sawir Qaade: Yuusuf Garabay-London

Previous Post

Kulan looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose Xamar

Next Post

Maamulka degmada Waaberi oo kulan ka yeeshay amniga iyo nadaafadda degmada

Next Post
Maamulka degmada Waaberi oo kulan ka yeeshay amniga iyo nadaafadda degmada

Maamulka degmada Waaberi oo kulan ka yeeshay amniga iyo nadaafadda degmada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In