Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayo Maamulka Degmada Matabaan oo lagu qabtay Jaziiradda Malta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu taageerayo Maamulka Degmada Matabaan oo lagu qabtay Jaziiradda Malta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay isugu yimaadeen dhalinyaro ku midaysan magaca jaaliyadda Gobolka Hiiraan ee kunool Jaziiradda Malta, ayaa siwayn ugu taageerey Gudoomiyaha cudub ee Degmada Matabaan ee gobolkaasi Hiiraan, Mudane C/risaaq Maxamed Axmed `Caato` oo uu xilkaasi umagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/fitaax Xasan Afrax.

Dadkii kasoo qayb galay madasha munaasabadda oo u badnaa dhalinyaro ayaa sheegay in hormarka degmada Matabaan ay ragaadiyeen colaado iyo is qabqabsi soo noqnoqday, taasoo ay degmada kala simahantahay degmooyiinka kale ee ay saameeyeen burburka uu kusoo jiray dalka mudada dheer ee umuuqda in laga gudbayo iminka.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Soomane Cabdi Indha-cadde oo kamid ahaa dhalinyaradii ka hadashay goobtaasi ayaa yiri “ waa ilaah-mahadii haddii Degmada Matabaan oo soo martay marxalado kala duwan iyo dib udhac farabadan in maanta loo magacaabay Gudoomiyaheeda cusub C/risaaq Maxamed Axmed `Caato` oo degmadda kudhashey kusoo barbaarey kuna soo waxbartay, anagoo ah dhalinyaradii Degmada waxaan umuujineynaa taageero waaxana urajeyneynaa in howshaasi uu ilaah ufududeeyo“.

Sidoo kale Mustafe Xasan Cismaan oo kamid ahaa dadkii goobta kahadlay ayaa isna dhankiisa siweyn usoo dhaweeyey kaalinta dhalinyaradu ay ku leeyihiin xiligan isbedelka kajira guud ahaan dalka gaar ahaan gobolka Hiiraan, isagoona ugu baaqay Guduumiyaha cusub ee Degmada Matabaan C/risaaq Maxamed Axmed `Caato` in uu noqdo hogaan lagu daydo oo u cadaaladsameeya dadka uu masuulka u yahay ee colaadu ay ragaadisay.

Isku soo wada duuboo, Degmada Matabaan oo ku magacdheer “Matabaan Garoore“ waa magaalo ku taala dhank waqooyi ee gobolka Hiiran, una jirta 75 kiilo mitir magalada Baldweyene ee Caasimada gobolka Hiiran,

Previous Post

Paris Saint Germain iyo Chelsea oo Bareejo Ku Kala Baxay ”SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In