Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu weynaynaayo Maalinta Caalamiga ah ee Naafada adduunka oo lagu qabtay jowhar “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu weynaynaayo Maalinta Caalamiga ah ee Naafada adduunka oo lagu qabtay jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lugu weyneynaayo maalinta  caalamiga ah ee naafada adduunka ayaa lagu qabtay Caasimadda hirshabeele ee  jowhar.

Munaasabadaan oo ay soo Agaasimeyn Ururka naafada gobalka Shabeelaha dhexe.Waxaa ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshadda ku nool jowhar iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobalka iyo kan degmada.

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026

Waxaa ugu horreyn ka hadlay Munaasabada guddoomiyaha ururka naafada dagmada Mudane Rashiid Cumar Gaaboow iyo guddoomiyaha ururka naafada gobalka Shabeelaha Dhexe Sheekh Isxaaq Caqiil Xaaydar waxayna siweyn uga hadleen baahiyaha ay qabaan  Ururka naafada.

Guddoomiyaha wax garadka degmada jowhar Axmed Coloow Beereey iyo duqa magaalada jowhar Mudane Saalax Muudeey ayaa balan qaaday in ay hiil iyo hooba la garab istaagi doonaann naafada.

Guddoomiyaha ururka haweenka gobalka Shabeelaha dhexe  Madiino Caddow Colow iyo guddoomiye ku-xigeenka gobalka dhanka Aamniga Maxamuud Cilmi Raage ayaa ugu danbeeyn soo xiray munaasabada lagu weeyneynayay maalinta naafada adduunka.

Previous Post

Wasaaradda haweenka Galmudug oo Agab gaarsiiysay ardayda Deaf School Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Xuska Maalinta Naafada Adduunka oo ku beegan 3-da Dicember oo ku lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Xuska Maalinta Naafada Adduunka oo ku beegan 3-da Dicember oo ku lagu qabtay Muqdisho

Xuska Maalinta Naafada Adduunka oo ku beegan 3-da Dicember oo ku lagu qabtay Muqdisho

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In