Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda haweenka Galmudug oo Agab gaarsiiysay ardayda Deaf School Gaalkacyo “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda haweenka Galmudug oo Agab gaarsiiysay ardayda Deaf School Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ayaa Agab iskugu jira dhar iyo qalabka waxbarashada gaarsiisay iskuulka dadka maqalka naafada ka ah ee Deaf School Gaalkacyo.

Xili shalay aheyd 3decembar oo la xuso sanadkasto maalinta caalamiga ah ee naafada adduunka  ayaa maanta Wasaarada haweenka iyo xuquuqul Insaanka  Galmudug oo  gacan  ka helaysa hay’adda UNDP .

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

September 12, 2026

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo hawlgal kulasoo wareegay deegaanno dhaca gobolka Shabeellaha Dhexe

September 12, 2026

Agabkaan oo iskugu jiro dharka Iskuulka Buugaag,  ayadoo ay  ka saacidi doonto Waxbarshada dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku jira iskuulka maqalka naafada ka ah ay gaarsiiyay iskuulka (Deaf School) Iskuulkaan oo ay wax ka bartaan ku dhawaad 100 arday oo isugu jira kuwo Maqalka naafo ka ah iyo danyar  aan awoodin dhaqaalaha Waxbarashada .

Isku duwaha Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka Galmudug Dr’s Yurub  Cabdulqaadir  Sheekh Cali  ayaa ugu  horreyn sheegtay in ka Wasaarad ahaan ay isku xilqaameen,iyagoo kaashanaya hay’adda UNDP in ay gacan ka geestaan  garab istaaga Iskuulka dhagoolayaasha Gaalkacyo maadaama lagu jiro xuska maalinta caalamiga ah ee naafada adduunka .

Maamulka iskuulka dhagoolayaasha gaalkacyo ayaa ka mahadceliyay deeqda lasoo gaarsiiyay  iyo  garab istaaga mar walba ay ka helaan  Wasaaradda Haweenka iyo  Xuquuqul Insaanka Galmudug.

Previous Post

Hay’adda Lacagta Adduunka oo ka digtay hoos u dhac dhaqaale ee uu keeni karo Feyruska Omicron

Next Post

Munaasabad lagu weynaynaayo Maalinta Caalamiga ah ee Naafada adduunka oo lagu qabtay jowhar “SAWIRRO”

Next Post
Munaasabad lagu weynaynaayo Maalinta Caalamiga ah ee Naafada adduunka oo lagu qabtay jowhar “SAWIRRO”

Munaasabad lagu weynaynaayo Maalinta Caalamiga ah ee Naafada adduunka oo lagu qabtay jowhar "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo hawlgal kulasoo wareegay deegaanno dhaca gobolka Shabeellaha Dhexe

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In