Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu weyneynayay dhaqanka iyo hiddaha oo lagu qabtay degmada Xamarweyne “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu weyneynayay dhaqanka iyo hiddaha oo lagu qabtay degmada Xamarweyne “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu maamuusayay soo nooleynta dhaqanka, hiddaha, farshaxanka iyo  isdhexgalka bulshada ayna soo qaban qaabisaty wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalkiisa ayaa manta lagu qabtay xarunta degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.

Xafladdda waxaa ka qeybgalay wasiirk ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane C/laahi Colaad Rooble, maamulka degmada Xamarweyne, mas’uuliyiinta golaha abwaaninta iyo dadweyne farabadan.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Guddoomiyaha degmada Xamarweyne C/qaadir Maxamed C/qaadir ayaa hadlay qiimaha uu barnaamijkani u leeyahay nulshada iyo soo nooleeynta dhaqanka iyo hiddaha, isagoo wasaaradda dhaqanka dalxiiska ku amaanay qaban qaabada barnaamijkan lagu weyneynayo dhaqanka iyo hiddaha Soomaalida.

Munaasabadda ayaa lagu soo bndhigay farshaxan, heeso lagu tartamayay iyo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka ee laga ciyaaro gobollada kala duwan ee dalkeena Soomaaliya.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Cabulaahi Colaad Rooble oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in ujeedada barnaamijkani uu yahay sidii loo soo nooleyn lahaa dhaqanka iyo hiddaheena Soomaaliya, iyo sidii loo abuuri lahaa jawi isdhexgalka bulshada ah, wuxuuna intaa ku daray in barnaamijkani uu soo socday muddo sadex bilood ah, isagoo tilmaamay in uu sii socon doono barnaamijkan lagu weyneynayo dhaqanka.

vlcsnap-2015-08-31-19h36m58s72 vlcsnap-2015-08-31-19h36m52s13 vlcsnap-2015-08-31-19h36m49s240 vlcsnap-2015-08-31-19h36m27s19 vlcsnap-2015-08-31-19h35m50s70 vlcsnap-2015-08-31-19h35m39s217 vlcsnap-2015-08-31-19h35m35s181 vlcsnap-2015-08-31-19h35m22s50 vlcsnap-2015-08-31-19h35m00s83 vlcsnap-2015-08-31-19h34m35s94

vlcsnap-2015-08-31-19h33m28s187 vlcsnap-2015-08-31-19h33m08s243 vlcsnap-2015-08-31-19h32m45s14 vlcsnap-2015-08-31-19h32m28s97 vlcsnap-2015-08-31-19h31m31s42 vlcsnap-2015-08-31-19h31m00s249 vlcsnap-2015-08-31-19h30m55s197 vlcsnap-2015-08-31-19h30m44s87 vlcsnap-2015-08-31-19h30m20s104 vlcsnap-2015-08-31-19h29m40s215 vlcsnap-2015-08-31-19h29m08s152 vlcsnap-2015-08-31-19h29m15s214 vlcsnap-2015-08-31-19h28m45s172 vlcsnap-2015-08-31-19h28m32s47 vlcsnap-2015-08-31-19h27m59s228 vlcsnap-2015-08-31-19h27m26s157 vlcsnap-2015-08-31-19h27m18s76 vlcsnap-2015-08-31-19h26m35s150 vlcsnap-2015-08-31-19h27m26s157

 

 

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In