Tuesday, June 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu xusaayey Maalinta haweenka oo lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada Maamuuska maalinta haweenka aduunka oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedka Puntaland iyo ururka haweena nabbada gobalka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Galkacyo.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026

Munaasabada oo ay soo agaasimeen ururka haweenka nabbada iyo horumarka ee gobalka Mudug oo gacan ka helaya hayaddaha PDRC iyo Interpeace ayaa looga hadlay ka shaqeynta amniga iyo nabad galyada iyo wacyi galinta khatarta xanuunka saf markaa ee covid 19 ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka nabbada iyo horumarka ee gobalka Mudug Caasho Cali Bagaag iyo Xabiibo Maxamuud Cabdi Koofuroow iyagoona xusay in ay diyaar uyihiin markasta ka shaqeynta amniga iyi nabad galyada iyo wacyi galinta khatarta covid 19

Ugu danbeyna gudoomiye ku xigeenka  gobalka Mudug ee Puntland Maxamed Xasan Waloore ayaa isna baaq ujeediyay guud ahaan shacabka gobalka Mudug kaas oo ku aadan khatar uu sheegay in amniga gobalka ay ku hayaan kooxaha nabad iyo nolal diidkaa oo ay dhibaato ku tahay amniga iyo nabad galyada.

Previous Post

Gudiga gurmadka abaaraha degmada Baladxaawo oo bilaabay biyo dhaamin loo sameeynayo dadka ay abaaraha saameeyeen.

Next Post

Shacabka Lubnaaan oo weli sii wada mudaaharaadyadii ay uga cabanayeen xaaladda nololeed ee dalkaas

Next Post
Shacabka Lubnaaan oo weli sii wada mudaaharaadyadii ay uga cabanayeen xaaladda nololeed ee dalkaas

Shacabka Lubnaaan oo weli sii wada mudaaharaadyadii ay uga cabanayeen xaaladda nololeed ee dalkaas

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
0

Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
0

Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In