Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu xusayay Maalinta Nabadda Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyoย 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu xusayay Maalinta Nabadda Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyoย 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo lagu magac daray xuska maalinta Nabadda iyo Horumarinta Gobalka Mudug, oo ku beegan 17 Decembar oo ah maalintii sida rasmiga ah Madaxda Galmudug iyo Puntland ay u kala saxiixdeen heshiiska Nabadda ku wada noolashaha iyo Joojinta Colaadii soo jireenka aheyd ee ka jirtay Gobalka Mudug, ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Galkacyo

Munaasabada oo ay kasoo qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan labada Maamul, Madax ka socotay Ururka Dhisidda Nabadda Gobalka Mudug (Mudug Peace Bulding) iyo Xubno ka socday Bulshada qeybahooda Kala duwan, ee Doorka lama iloobaanka ah kasoo qaatay Taaba galka Nabadda lagu naaloonayo ee ka jirta Gobalka, ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Guddoomiyihii hore ee gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye isxal iyo Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Gobalka Mudug ee Puntland Maxamuud Jaamac Xirsi.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Munaasabada ayaa sidoo kale waxaa ka hadlay Odayaasha dhaqanka Haweenka iyo Dhalinyarada, Saraakiishii Ciidanka Xasilinta Xoogga Dalka, ee La aan tood aysan suurta Gasheen iyo Marti Sharaf lagu casuumo Kulanka, kuwaas oo dhammaantood ka soo sheekeyay Colaadihii lasoo maray iyo Horumarka iyo Nabadda Xiligaan la dareemayo.

Agaasimihii hore ee Wasaarada Gaashaandhigga Dowladda Fadaraalka Prof Sonkor Geyre oo ka mid ahaa Mas’uuliyiin ka socday Dowladda Fadaraalka ee kaalinta ka qaatay Nabadda, ayaa isna munaasabada ka hadlay. ” Waan idin kugu hambalyeynayaa guusha aad gaarteen,Ee nabada iyo horumarinta leh”.

Gudoomiye ku-xigeenka Gobalka Mudug ee Dhanka Horumarinta Mashariicda iyo Samafalka Dr Badal Liibaan Maxamed, ayaa gunaanadkii Munaasabada kula dardaamay inay ilaashadaan nabada ay heestaan.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geeriddii Sheekh Muuse Caddeย 

Next Post

Wasiir Dowlaha Howlaha guud XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Howla guud ee Jaamacadda Carabtaย 

Next Post
Wasiir Dowlaha Howlaha guud XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Howla guud ee Jaamacadda Carabtaย 

Wasiir Dowlaha Howlaha guud XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Howla guud ee Jaamacadda Carabtaย 

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In