Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad Xil wareejin ah oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Munaasabad Xil wareejin ah oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Xil wareejin ah ayaa Maanta lagu qabtay Saldhiga Booliiska magaalada Dhusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana Xilalka kula kala wareegay Taliyayaasha Cusub ee Dhowaan loo soo Magacaabay Saldhigyada Booliiska degmooyinka Galmudug iyo Hogaanada Booliiska Galmudug iyadoo Munaasabadda ay ka soo Qaybgaleen Taliye ku-xigeenka Booliiska Soomaaliya General Cismaan C/laahi Maxamed (Kaniif), Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Maamulka magaalada Dhusamareeb iyo Marti-sharaf kale.

Taliyaasha Cusub ayaa Balan qaaday inay Howsha Booliiska ka sii wadi doonaan Halka wanaagsan oo ay Haatan Marayso Bulshadana ka dhigan doonaan Saaxiib dhow.

Related posts

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026

Ugu dambayn Taliye ku-xigeenka Booliiska Soomaaliya General Cismaan C/laahi Maxamed ayaa waxa uu uga Mahadceliyay Taliyaashii Shaqada horay u soo hayey Maantana Xilka wareejiyey waxa uuna Taliyaasha Cusub kula dardaarmay inay halkaas ka sii wadaan Shaqada igmaday.

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada XFS & Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta Waxbarashada Gobolka Banaadir+Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre: Dadka Soomaaliyeed Lagama Adkaado, Hiigsigooda Kama Tagaan, Marka Ugu Dambeysana Iyagaa Guuleysanaya+Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre: Dadka Soomaaliyeed Lagama Adkaado, Hiigsigooda Kama Tagaan, Marka Ugu Dambeysana Iyagaa Guuleysanaya+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Khayre: Dadka Soomaaliyeed Lagama Adkaado, Hiigsigooda Kama Tagaan, Marka Ugu Dambeysana Iyagaa Guuleysanaya+Sawirro

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In