Munaasabad Baroordiiq ah oo uu soo qaban qaabiyay guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo kaashanaya Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaarahaย Fudud ayna ka ย qayb galeen mas’uuiyiin ka socotay GOS, Xiriirada kale gedisanย ee dalka ciyaartoy hore iyo ย qoyska Pro: Maxamed Cali ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Ugu Horeyn waxaa halkaas ka hadlay Xogahayaha Guud ee XSCF Maxamed Cabdullahiย ย DHaaaleeyย waxuuna yiriโย ย Waxaan ka ka murigaysan nahay geeridii ย naxdinta lahayd ee ku timid Guddoomihiiย XSCF ooย runtii ahaa nin taariikh wayn ku lahaa isboortiga Soomaliyedย gaar ahaan xiriirka Ciyaaraha Fududโ Xaqiiqdi Ma iloobi doono waxaana fulin doonaa dardaarankiisi ahaa in loo istaago horumarinta isboortiga dalka.
Kusimaha Guddoomiyaha XSCF Marwo Khadiijo Aadan Daahir ooย Munaasabadda kadhashayย ayaa sheegtayย inย xiriirka ciyaraaha fudud o aad uga muroogooday geerida Pro: Maxamed oo ay ku tilmaamtay in uu ahaa halyeey taariikh wayn ku leh bahda isboortiga guud ahaan igaar ahaan ciyaaraha fudud.
Guddoomiyaha Xiriirka Takenwadugaย Aweys Maxamed Abati Orafeyo oo Goobta ka hadlay Goobta ayaa yiriโย sanadihii 50-aadki ayaa ku soo biiray ciyaaraha Feerka oo aan guulo ka gaaray waxanaa ka dambeeyayย Pro: Maxamed Cali oo xiliga ahaaย garsoore,waxuuna aad u jeclaa in uu dhalinayarada ku dheeri geliyo qayabaha kale gedisan ee isboortiga si isboortiga dalka u horumaro.
Madaxa Farasama Xiriirka kubada Gacantaย Cabdullahi Xasan Kuusoowย oo goobta kahadlkay isagoo tiiraayeysan ayaa si qoto dheer uga sheekeeyay taariidka Marxuumka waxuuna ย sheegay in Guddoomiayah uu ahaa Macalinkiisii jaamacada Lafoole ee baray xirfada isboortiga islamarkaana soo saarayย macalimiin iyo ciyaartoy dalkabilado u soo hoyay.
Raashid Maxamedย Cali oo Wiilka Marxuumka Geeriyodayย oo munssabada kasoo qayb gakay ayaa sheegay in Aabahii ka geriyooday dhamaan umada Soomaaliyeedย qoyskuusuuna ay ku qanacsan yihiin sida bahda isboortigaย ย ugu murugoodeen .
Ugu dambeyn waxaa Munasada Baroordiiqa soo xeray Madaxaย Armiaha xiriirada Gos Xaaji Maxamed Axmed Colow, waxuuna yiri. aniga ku hadlay magaca Guddiga olombikada iyo kan xiriiradiisa waxaan uguย horeyn tacsi u dirayaa Qoyskii uu ka geeriyooday Profesora,ย Macalinkaygi ayuu ahaa sanadihii lixdamaadki waxaana markasta ka goโneyd in isboortiga dalkaย horumaroย waxuuna caawin jiray dhamaan ciyaaraha dalka isagoo qof kasta ku dhiire gelin jiray ย booska uu ku haboon yahayย horumarna ย kasamayn karo. waxuuna ahaa Macalin soo saaray ย dad waxtar u leh isboortiga dalka iyodibadiisaba ย gaar ahaan dalka Imaraadka uu qayb wayn ka qaatay isboortigooda taasoo muujinaysa sumcada uu umadddasoomaaliyeed u soo hoyay.
โWaqtigiisi ayaa intaa ku ekaSamir iyo iimaan alle hanaga siiyo ย , balse waxaa xiriirka ciyaraha fudud kula dardaarmayaa in taariikhdiisa laga sameeyo Buugย Guddiga olombiakdana makasta way xusi doonaan cidkasta oo taariikh ku leh isboortiga dalka ayuu hadalkisia ku soo gebagabeeyay Xaaji Colow.
Ugu dambeyn masuuliyiintiikasoo qayb gashay ayaaย alle uga baryayย Marxuumka naxariisti Jano ka waraabiyo, samir iimman kasiiyo dhamaan intii u ka geeriyooday.