Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay Banbax diyaarinta istaraatiijiyadda bahda Cadaaladda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay Banbax diyaarinta istaraatiijiyadda bahda Cadaaladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxa maanta si guul leh noogu soo gabagaboobay Banbaxa diyaarinta Istiraatiijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya waxaana soo xiray kulanka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Soomaaliya, mudane Bashe Axmed Yuusuf.

Banbaxan oo qabsoomay intii u dhaxaysay 11-Maajo ilaa 13-Maajo 2024 ayaa kulmiyay hoggaanka bahda Cadaaladda Federaalka iyo maamul goboleedyada si ay u lafaguraan horumarinta Istiraatiijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya ee 2025-2030.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Inta uu socday shirka ayaa waxaa laga soo saaray natiijooyinka

• Wakiillada ka socday dhammaan qeybaha bahda Cadaaladda ayaa wadaagay kana dooday aragtiyahooda ku aaddan mustaqbalka nidaamka cadaaladda Soomaaliyeed.

• Ka-qaybgalayaashu waxay falanqeeyeen qeybaha nidaamka cadaaladda ee si wanaagsan u shaqeeya iyo kuwa u baahan in lagu sameeyo isbeddel.

Shirka ayaa ku soo gabagaboobay ballanqaad ay sameeyeen Hoggaanka bahda Cadaaladda Soomaaliya, iyagoo ballanqaaday inay hirgeliyaan hindisayaasha istiraatiijiyadeed ee laga wada hadlay. Tani waxay muhiim u tahay abuurista Soomaaliya cadaalad, sinnaan iyo adkaysi leh.

Previous Post

Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha dowlad Gobolleedyada oo Caasimadda soo garay

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo maanta lagu caano shubay

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo maanta lagu caano shubay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo maanta lagu caano shubay

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In