Friday, February 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muran u dhexeeyay Shaqaalaha iyo Cisbitaalka Deva oo xal laga gaaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulankan oo u jeedkiisu ahaa xal u helida muran soo dhex galay shaqaalaha iyo maamulka Cisbitaalka ay maamulaan Dhakhaatiir u dhashay dalka Turkiga ee Deva oo ku yaala magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay guddoomiyaha guddiga xiriirka Barlamaanada Soomaaliya iyo Turkiga Xildhibaan C/qaadir Macalim Nuur, Saraakiil ka tirsan Boliiska Soomaaliya, Maamulkaย  Hodan iyo Shaqaalaha iyo maamulka Cisbitaalka Deva.

Sababta keentay muranka ayaa la sheegay markii mid kamid ah Dhakhaatiirka ku dhashay Turkiga kana howlgala Cisbitaalka Deva gaar ahaan qeybta Farmashiyaha uu xilli habeenka is maan dhaafeen ย kadibna uu u gacan qaaday mid kamid ah gabdhaha Kaalkaaliyeyaasha ah oo Soomaali ah isla markaana kamid ah shaqaalaha Cisbitaalka Deva ee Muqdisho.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

February 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

February 12, 2026

Dhamaan sahqaalaha Soomaalida ah oo ka howlgala Cisbtaalkaasi ayaa cabasho ay arintaas ka qabaan shaqo joojin sameeyay,maamulka Cisbitaalka ayaa goโ€™aamiyay in ninkii gabadha u gacan qaaday shaqada laga joojiyo,hase yeeshee gabadhii loo gacan qaaday ayaa cafisay sidaas ayaana maanta lagu xaliyay murankaasi sida gudoomiyaha degmada Hodan C/qaadir Cali Kulane ayaa saxaafadda u sheegay isagoo kamid ahaa masโ€™uuliyiintii kulanka ka qeybgashay.

Cisbtaalka Deva ee magaalada Muqdisho oo howlihiisa shaqo ay hakad ku yimid ayaa maanta dib howlihiisaย  u bilaabay kadib markii xal loo helay khilaafkii sababay shaqada Cisbitalka ay istaagto.

Guddoomiyaha guddiga xiriirka Barlamaanada Soomaaliya iyo Turkiga Xildhibaan C/qaadir Macalim Nuur ugu dambeyntii kulankaasi ka hadlay ayaa shaqaalaha Cisbitaalka Deva kula dardaarmay in ay shaqadooda sii wadaan isla markaana ka shaqeeyaan xoojinta xiriirka walaaltinimada ku dhisan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.

Waa markii ugu horeysay oo muran noocaan ย uu soo shaac baxo kaas oo u dhexeeya shaqaalaha Soomaalida iyo kuwo Turkiga ee shaqooyinka kala duwan ka hayo magaalada Muqdisho, xilli caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ay ku yaalaan Cisbitaalo,goobo waxbarasho iyo goobo kale oo muhiim ah oo ay gacanta ku hayaan muwaadiniin u dhashay Turkiga isla markaana ay ka shaqeeyaan boqolaal shaqaale Soomaali ah.

Previous Post

R.W Sharma’arke: “Si adag ayaan u cambaareynayaa weerarka dareen laโ€™aanta ah ee lala beegsaday Xerada AMISOM”

Next Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

February 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay Baalfurka Buugga โ€œBaadigoobkii Nabadda Geeska Afrikaโ€,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

February 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Ingiriiska

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Ingiriiska

February 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Nairobi ka daahfuray bandhigga todobaadka ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Nairobi ka daahfuray bandhigga todobaadka ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya

February 12, 2026
0

Maanta waxaa si rasmi ah looga daahfuray Magaaladda Nairobi Bandhigga Todobaadka Ganacsiga Soomaaliya-Kenya iyo Qurbajoogta (Somalia-Kenya and Diaspora Trade Week),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In