Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muungaab:- “Bixiya Canshuuraha Guryaha Si Loo dhiso  Jidka Wadnaha” -Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Muungaab:- “Bixiya Canshuuraha Guryaha Si Loo dhiso  Jidka Wadnaha” -Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad Si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa Xalay Lagu Qabtay degmada Dharkeynleey ee gobolka banaadir taas oo ujeedkeedu ahaa  in la bixiyo Canshuuraha Guryaha si loo dhiso Jidka Wadnaha ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha G/banaadir Ahna duqa Magaaladda Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen”Muungaab” ayaa Xalay Ku dhawaaqay In ay Bilaabatay Bixinta Canshuuraha Guryaha loogana baahanyahay dhamaan Gudoomiyeyaasha Degmooyinka G/banaadir in Fuliyaan .

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

“Waa in la Bixiyaa Canshuuraha Guryaha waxaana Ku dhisaynaa Jidka wadnaha Waxaan Ogolnahay In Nalagula Xisaabtamo Lacagtaas waa lagu Shubaya Acc.Banki Dhexe oo ah 1007 Hadii Ilaah Idmo waxaan jidka Wadnaha Madaxweynaha Jamhuuriyadu Dhagax Dhigi Doonaa Gudaha Bisha October, 2015” Ayuu Yiri Guddoomiye Muungaab.

Sidoo kale Dhamaan Gudoomiyeyaasha degmooyinka, Ciidanka ilaalinta degaanka,Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida G/banadir Waxaa la farayaa In ay la shaqeeyaan Ciidanka ilaalinta deegaanka oo qaadaya Canshuurta Guryaha Cidii Diida in ay Bixiso canshuuraha  guryaha Waan In laga Soo Siibo( Laga soo Fujiyo) Albaabka Guriga Sidii ay Ahaan Jirtay barisamaadkii  oo la geeya Degmada.

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka somaliyeed ayaa   sidaas si Lamid u sheegay in ay  waajib tahay in la bixyo Canshuuraha Guryaha( Property Tax) waa canshuur laga bixiyo Aduunka oo dhan waxaa lagu dhisaa Laamiyada iyo iskoolada dhaman hey’adaha Amaanka waxaan farayaa in D/Hoose kala shaqeeyaan Sidii loo qaadi lahaa canshuurtaas Shacabkuna wxay Xaq u leeyihiin In Ay nagula Xisaabtaman.

Gudoomiyaha  Degmada dharkeynley Cumar mayre Mocow oo ahaa Gudoomiyaha Xalay Martida Loo ahaa ayaa Sheegay In ay degmadiisu Ugu Horeyn Doonto Bixinta canshuuraha Guryaha Dhamaan shacabka Degan oo ugu Baaqayo in ay Noqdaan degmada Bixinta Bilowda.

Ugu dambeytii Gudoomiyaha G/banaadir Ahan Duqa magaaladda Muqdsho Jeneral Muungaab  oo xaflada soo Xiray ayaa sheegay in canshuuraha Guryaha laga qaadayo aan loo Isticmaali doonin Waxaan aheyn In lagu dhiso Jidka Wadanaha dadweynaha Soomaliyeedna Wuxuu Ugu baaqay Maadaama ay ka qeyb qaateen dhismihii Aqalka Dowladda hoose oo Lagu Dhisay Mashruucii dalkaaga dhiso Haatana aan rabno In aan Ku dhisno wadada Wadnaha oo halbowle u ah isku Socdka Caasimadda Soomaliya.

“Dhamaad”

muun

IMG_4128 IMG_4136 IMG_4168 IMG_4176 IMG_4177 IMG_4179 IMG_4187 IMG_4190 IMG_4192 IMG_4202 IMG_4203 IMG_4211 IMG_4215 IMG_4218 IMG_4230 IMG_4236

 

Previous Post

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka:- “Waa in la xiraa ciddii bixin weysa canshuraha guryaha” “Sawirro”

Next Post

Taliyaha ciidanka Booliiska iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray Garowe “Sawirro”

Next Post
Taliyaha ciidanka Booliiska iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray Garowe “Sawirro”

Taliyaha ciidanka Booliiska iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray Garowe "Sawirro"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In