Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muungaab: Waa in la is weydiiyo Sababta loo Qarxinayo Muqdisho”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Muungaab: Waa in la is weydiiyo Sababta loo Qarxinayo Muqdisho”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagusoo bandhigayay wax qabadka maamulka degmada C/casiis ayaa xalay lagu qabtay degmada C/casiis.


Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano,maamulka gobolka Banaadir taas oo gundhigeedu ahaa soo bandhigida wax qabadka mudadii sanadka ahay ee degmada C/caziz uu hogaminayey gudoomiye Cusmaan Muxudin Cali Cariif

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026


Gudooomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo khudbad dheer ka jeediyey ayaa sheegay in maamulka C/caziz ay buuxiyeen kaalintooda waxbadana u qabsoomeen wixii dhiman ay dhameystiri doonaa sidoo kale gudoomiye Muungab ayaa is weydiyay sababta inta badan qaraxyada looga geysto caasimadda Muqdisho .

 

Sidoo kale gudoomiye Muungaab ayaa sheegay in sababta loo qarxinayo caasimada ay tahay mid dano gaar ah laga leeyahay waayo waxaa is weydiin mudan sababta qaraxyada loogu joogteeyo caasimadda Soomaaliya.

 

Ugu dambeyntii Duqa Magaaladda Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in musiibo shabaab shacabka u geystay in bulshadii ku dhamaatay laga kala dhigay qolo qolo oo siyaasiin qaar ah ay ku tilmaamaan in dad qaar ah la bartilmaamedsado.

“taasna waa mid laga xumaado shacabka dhinta waa Soomaali waxaa dilayna waa shabaab cidna makala soo cayaan ee siyaasiintu yeysan meydka dhinta kala soocin” ayuu yiri Muungaab.

10855076_1579348158970604_6984281910098407520_o 10997279_1579345425637544_6536094976092089048_o (1) 10997279_1579345425637544_6536094976092089048_o 11037490_1579345518970868_8417286508529971554_o 11041126_1579344188971001_4540738397338420696_o 11061944_1579347805637306_8725813621503577854_o 11079554_1579348255637261_7471560220130139750_o 11134044_1579348105637276_3338194584409378326_o (1) 11134044_1579348105637276_3338194584409378326_o 11146407_1579344428970977_4754110174265278181_o 11146504_1579345778970842_3500813421825251957_o 11149671_1579344708970949_8660369436920836181_o

Previous Post

Wasiirka Maalliyadda oo la kulmay Wakiilo ka socda Xawaaladaha(Sawirro)

Next Post

Xaaladda Wariye Farxaan Suleymaan oo soo hagaageysa

Next Post
Xaaladda Wariye Farxaan Suleymaan oo soo hagaageysa

Xaaladda Wariye Farxaan Suleymaan oo soo hagaageysa

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In