Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay Canada 

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay Canada 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Magaalada Tronto ee Dalka Canada ayaa waxaa ka dhacay weerar lagu dilay 2 dhalinyaro ah oo mid ka mid ah uu yahay Soomaali

Weerarkan oo dhacay Xalay saqdii dhexe ayaa sidoo kale lagu dhaawaway labo kale oo uu mid yahay Soomaali kadib markii kooxo hubaysan ay rasaas ku fureen dadkaasi.

Labo qof ayaa ku geeriyootay midi uu yahay Soomaali labo kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii kooxo hubaysan ay rasaas ooda kaga qaadeen goob ay ku sugnaayeen dhalinyaro wada socday oo gaarayay 4 qof oo labo ay Soomaali ahaayeen

Xuseen Nuur Xaaji oo kamid ah suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Tronto ee Dalkaasi Canada ayaa sheegay in qofka Soomaaliga ah oo kamid ahaa labada nine ee la dilay lagu magacaabo Nasru Diin Naasir,kasi oo ahaa ganacsade siweyn looga yaqaanay halkaasi.

Ciidamada Booliska ayaa wada baaritaano ku aadan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa dadka falkaasi ka dambeeya,lamana oga ilaa iyo haatan sababta ka dambeysay dilkaasi.

Soomaalida kunool Dalka Canada ayaa sanadihii ugu dambeeyey ka cabanayay dilal qorsheysan oo lagu bartilmaameed-sanayay dhalinyarada Soomaaliyeed,waxaan wararka qaar ay sheegayaan in uu daba socodo falakii dhici jiray.

Ehelada dhalinyarada la dilay ayaa laamaha ammaanka dalkaasi ka dalbaday in sharciga la horkeeno gacan ku dhiiglayaashii ka dambeeyey Falkaasi.

Previous Post

Faah faahin ka soo baxaysa howlgalo lagu dilay horjoogayaal iyo Maleeshiyaad Shabaab ka tirsan

Next Post

Shil ka dhacay Garoonka Aadan Cadde

Next Post
Shil ka dhacay Garoonka Aadan Cadde

Shil ka dhacay Garoonka Aadan Cadde

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In