Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muwaadiniin u dhashey Britain oo Sucuudiga u joogay gudashada Acmaasha Xajka oo shil ku dhintay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Muwaadiniin u dhashey Britain oo Sucuudiga u joogay gudashada Acmaasha Xajka oo shil ku dhintay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa waxaa ku geeriyootay iulaa 4 qof oo Mulisiin Britain u dhalatay halka 12 kalena ay dhaawacmeen ka dib markii uu shil galay gaari Bus ah oo ay saarnaayeen,iyaga oo cumro u jooga Sacuudiga.

, sida ay sheegtay shirkad dhanka socdaalka ka shaqaysa.

Sida ay shaacisay shirkad dhanka socdaalka ka shaqaysa,Raj Begum Xuseen oo 70 jir ah ayaa ka mid ahayd dadka dhintay, waxaa kale oo la sheegay in ay dhinteen nin kale oo da’ahaa iyo hooyo iyo wiil ay dhashay.

Wararka ayaa sheegaya in dadka dhintay gaarigii ay la socdeen uu ku dhacay gaari kale,xili dadkaasi ay acmaasha Cumarada ku soo gudanayeen masaajidka Nabiga N.N.K.H ee magaalada Madina,gaariga ku dhacay ayaa la sheegay in uu waday shidaal,kaasi oo sababay in holiciisa uu qabsado gaarigii kale.

Tirikoob la sameeyey ayaa lagu cadeeyey in 18 ruux ayaa baska saarnayd marka uu shilku dhacay, dhammaantood isbitaal ayaa loola cararay, halkaas oo wali lagu dabiibayo lix ka mid ah dhaawicii.

Raj oo dadka dhintay ka mid ah ayaa dhashay lix ilmood waxayna ayay u ahayd 13 kale, waxaa safarka ku wehelisay walaasheed oo ka yar oo badbaaday balse dhaawac soo gaaray.

Previous Post

Maxamed Salah Oo Ku Guuleystay Laacibka Ugu Fiican H.Ingiriiska

Next Post

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo soo xeray shirkii Badqabka Suxufiyiinta ee ka socday Muqdisho

Next Post
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo soo xeray shirkii Badqabka Suxufiyiinta ee ka socday Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo soo xeray shirkii Badqabka Suxufiyiinta ee ka socday Muqdisho

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In