Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muxuu yahay Howlgalka Cusub ee ay Dowladdu ku dhawaaqday (Warbixin)

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Muxuu yahay Howlgalka Cusub ee ay Dowladdu ku dhawaaqday (Warbixin)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abaabul xooggan oo ay sameysay Dowladda Soomaaliya, ciidamada Xoogga iyo shacabkaba waxay ku guuleysteen in ay soo gabagabeeyaan wejiga koowaad ee dagaalka lagula jiro Khawaarijta Al-shabaab oo meelo badan looga xoreeyay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay diyaariyeen wejiga labaad ee howlgalka lagu ciribtirayo Khawaarijta.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Howlgalkan ayuu madaxweynuhu ku sheegay inuu ka awood badan yahay midkii hore, muhiimadiisuna wuxuu ku tilmaamay inuu yahay kii ugu dambeeyay oo lagu afjarayo argagixisada.

” Waxaa dib u bilaabanaya wejiga labaad ee howlgallada,kaas oo noqonaya midka lagu soo afjarayo jiritaanka Khawaarijta Al-shabaab haddii Alle idmo, Khawaarijta Al-shabaab waa cudurΒ  daawadiisu ay tahay in la dabar-gooyo kaliya, Dowladda aan anigu hoggaamiyo madaxweynahana aan ka ahay oo aad adinku ii doorateen waxaa go’aan iga ah in la ciribtiro Al-shabaab, loogu gallo goob iyo god kasta oo ay ku jiraan, ” ayuu yiri madaxweynaha JFS Xasan sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha ayaa labada gole ee Baarlamaanka, wuxuu ka hor sheegay in wax siyaasad ah ayssan ka lahayn dagaalka ay kula jiraan Khawaarijta,dagaalkana uu yahay mid cibaado ah.

” Inaan labada gole ee Baarlamaanka hortiisa hoosta uga xariiqo in dagaalka Khawaarijta Al-shabaab uusan ahayn mid dano siyaasad laga leeyahay ama Ajende siyaasadeed mid dhow iyo mid laga leeyahay inuusan ahayn, dhiigga iyo amniga shacabka Soomaaliyeed ma ahan midΒ  siyaasad iyo gor gortan ka furan yahay,sidaasi daraateed, waxaan aaminsan nahay in laga fogaado is qab-qabsi kasta oo siyaasadeed oo fursad looga mashquulo ku abuuri kara Khawaarijta haddii Alle yiraahdo,”.

Howlgalka lagu doonayo in Soomaaliya looga dhigo mid ka caaggan Khawaarijta, waxaa bar bar socda sidii ciidanka qaranka ay ula wareegi lahaayeen amniga guud ee dalka.

” Hadda waxaa la joogaa waqtigii aan amnigeenna iyo talladiisa dalkeenna aan ka wareegi lahayn oo ah iyadana markii ugu horeysay dowladnimadeennu halkii ay ka hana qaadi lahayd, Dal gobnimadeennuna maalintaas un bey dhab tahay haddii Alle yiraahdo,”.

Wejigii koowaad ee dagaalka ayaa mira dhalay, waxaanna suurta gashay in Al-shabaab laga xoreeyo deegaanno iyo degmooyin badan oo ay muddo 15-sanno ku dhow dadka ku dhibaateyn jiraan, kuwaas oo hadda shacabka si nabad ah ugu nool yihiin.

Previous Post

Dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan oo ku heshiiyay xabbad joojin

Next Post

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baraawe

Next Post
Guddoomiyaha golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baraawe

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baraawe

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In