Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Naadiga Saxaafadda Soomaaliya oo dib loo howl galiyey

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Naadiga Saxaafadda Soomaaliya oo dib loo howl galiyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Naadiga saxaafadda Soomaaliyeed oo loogu talo galay isku xirka iyo wada shaqeynta warbaahinta waxa ay ka shaqeyn doontaa fuddeynta howlaha warbaahintu ay u heyso bulshada sida ay sheegeen madaxda Naadiga saxaafadda Soomaaliyeed.

Munaasabada dib loogu howlgalniyayey Naadiga Saxaafadda Soomaaliyeed waxaa ka qeyb galay xubno matalayey bahda warbaahinta, waxaana laga sheekeeyey faaiidada Naadiga Saxaafadda Soomaaliyeed uu u leeyahay qeybaha kala duwan ee warbaahinta Soomaalida.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Cali Xalane, oo xubin ka ah Ururo lamid ah Naadiga saxaafadda Soomaaliyeed ayaa ka sheekeeyey muhiimadaha uu u leeyahay warbaahinta Naadigan oo kale.

“Waxaa laga helaa faaiidooyin ay kamid yihiin dhinaca safarada, sababtoo hadii naadi la yaqaan aad xubin ka tahay tixgalin gaar ah ayad heleysaa”ayuu yiri Cali Xalane

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA C/raxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaala oo kamid ah wariyeyaashii wax kasoo bartay Naadiga Saxaafadda Soomaaliyeed ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaamay dib u nooleynta Naadigan oo sida uu tilmaamay wax badan kusoo kordhin kara  Saxaafada Soomaaliyeed.

“Runtii farxad ayey ii tahay inan maanta goob jog u ahaado dib u howlgalinta Naadiga Saxaafada Soomaaliyeed oo aan kamid ah dadkii kasoo farcamay ee wax kusoo bartay”Ayuu yiri agaasimaha SONNA.

Ustaada Yuusuf xasan Macalin oo gudoomiye ka ah Naadiga Saxaafada waxa uu sheegay in Naadigan uu saldhig u noqonayo wariyeyaasha, oo uu ka saacidayo fududeynta howlaha kala duwan ee ay u hayaan bulshada.

“Naadiga Saxaafadda Soomaaliyeed waxan ugu talo galnay in wariyeyaasha ay saldhig ama xarun u noqoto, waxey warbaahinta ka saacideysaa iney helaan cid kasta oo wareysi ay uga baahdaan, waxaa jiri doona isdiiwaan galin sanadkiiba mar wariyaha looga qaadayo lacag yar”ayuu yiri Ustaad Yuusuf Xasan.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

11 Askari ee lagu eedeeyay weerarkii Erdogan oo la xiray

Next Post
Maxaad kala socotaa sababaha dhaliyay weerarka Turkigu ku qaaday ururka PKK

11 Askari ee lagu eedeeyay weerarkii Erdogan oo la xiray

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In