Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Natiijada doorashada madaxtinimada dalka Djibouti oo la filayo in caawa la shaaciyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Natiijada doorashada madaxtinimada dalka Djibouti oo la filayo in caawa la shaaciyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashada madaxtinimada dalka Djibouti ayaa maanta ka socota guud ahaan dalkaasi iyadoo dadweynuhu ay si nabadgelyo ah codadkooda u dhiibanayaan.

Iyadoo saaka ay si rasmi ah u bilabatay dorashoyinka madaxtinimada dalka Djibouti ayaa waxa dadka codadka dhiibanaya ay buux dhafiyeen goobaha codbixinta oo tiredood ay gaarayso ilaa 456 gobood oo wadanka oo dhan ah.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Dadweynaha isdiwaan galiyay 00 tiradoodu gareyso  180. 000 ayaa u kala codeynaya 6 musharax oo uu ka mid yahay madaxweynaha dalka Djibouti mudane Ismaciil Cumar Geele.

madaxweyne Geelle iyo qaar ka mid ah madaxda Djibouti ayaa maanta waxa ay ka codeyeen xarunta dowladda hoose ee wadankaasi, waxana ay kahadlen dareenka ku aadan codayda.

Doorashada dalka Djibouti oo lagu wado in la soo gabagabeyo 6:00 pm maqribnimo ayaa la filayaa in isla caawaba lagu dhawaaqo natiijada  codbixinta madaxtinimada dalka Djibouti.

Previous Post

Dhageyso: Duqa Muqdisho oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka

Next Post

Arday baratay cilmiga caafimaadka iyo teknolojiyada casriga ah oo la guddoonsiiyay shahaadooyin “SAWIRRO”

Next Post
Arday baratay cilmiga caafimaadka iyo teknolojiyada casriga ah oo la guddoonsiiyay shahaadooyin “SAWIRRO”

Arday baratay cilmiga caafimaadka iyo teknolojiyada casriga ah oo la guddoonsiiyay shahaadooyin "SAWIRRO"

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In