Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Natiijo Ku Farxad Gelisa Kulankii Soomaaliya iyo Burundi Muxuu Ku Soo Idlaaday ?

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Natiijo Ku Farxad Gelisa Kulankii Soomaaliya iyo Burundi Muxuu Ku Soo Idlaaday ?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka Qaranka kubada Cagta Soomaaliya oo da,doodu ay ka hooseyso 17 ee ka qayb qaadanaya koobka Cecafa ayaa kulankii galabta ay la ciyareen dhigooda Burundi ayaa waxaa uu ku soo idlaaday barbaro 0-0 waxaana xulka dalkeena uu haatan leeyahay afar dhibcood iyo sadex gool kadib markii kulankii kan ka horeyay dhibcihii laga qaaday xulka qaranka itoobiya oo jabiyay sharuucdii tartanka kadib markii ay soo galiyeen garoonka Ciyaartoy da,doodu ay ka sareyso 17-sano.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Soomaaliya waxaa kaloo Group ka kula jira Itoobiya iyo Kenya oo sidoo kale galabta Ciyaaray waxaa Ciyaartoodii ay ku soo idlaatay sidoo kale barbaro Sidaasina Soomaaliya ayaa group-ka ku hogaamineyso oo afar dhibcood leh kulanka soo socda Soomaaliya waxay la ciyaari doonta xulka qaranka Kenya.

Wiilasha Soomaaliya u matalaya ayaa ah kuwa aad loo soo xulay waayo waxaad ka garan kartaa Burundi oo ah dalka marti gelinaya koobka oo gurigiisa ku ciyaaraya ayeey la galeen barbaro taasi ayaana ah mid kale oo dhiira gelin doonta Xulka Qaranka Dalkeena Soomaaliya.

 

Previous Post

Wasaaradaha Arrimaha Gudaha XFS iyo tan K/Galbeed oo tababar u furay Golaha Deegaanka Magaalada Xudur+sawirro

Next Post

Horseed Iyo Cabdi Joon Oo La Hakiyay

Next Post
Horseed Iyo Cabdi Joon Oo La Hakiyay

Horseed Iyo Cabdi Joon Oo La Hakiyay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In