Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Natiijooyin hordhaca oo ka soo baxaya doorashooyinkii maanta ee Jabuuti+Wareysiyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Natiijooyin hordhaca oo ka soo baxaya doorashooyinkii maanta ee Jabuuti+Wareysiyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka laga helayo magaalada jabuuti ee Jamhuuriyadda waddanka Jabuuti ayaa sheegaya in natiijooyin hordhac ah ay ka soo baxayaan doorashooyinka madaxweynaha jabuuti ee Shanta sano ee soo socota, waxaana la filayaa in uu mar kale ku guuleysta xilka madaxweynanimada waddankaasi jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele madaxweynaha iminka talada haya ee waddankaasi oo 17 sano soo maamaulayay dalka Jabuuti.

Wariyaha Radio Muqdisho uga soo warama waddanka Jabuuti Miikaa’iil Cabdi Rashiid Barre oo iminka ku sugan Aqalka dowladda hoose ee Jabuuti ayaan goordhow la xiriiray isagoo sidoo kale wareysi kooban la yeeshay Wariye Max’ed Caddoow oo ka mid ah wariyayaasha TVga Al jazeera ee doorashooyinka u jooga si doorashada loo qiimeeyo

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/04/Wareysi-Miikaaiil-C.rashiid-Barre-iyo-Maxamed-Caddoow-oo-Al-jazeera-ka-tirsan-Ok-ok.mp3
Previous Post

Maxaa Hor Yaala Xildhibaannada Baarlamaanka Kalfadhigooda Ugu Dambeeya ee 8aad ,,,,Qormo

Next Post

Qeybtii Hore Ee Tirinta Codadka Doorashada Jabuuti Oo Soo Gebagebowday Iyo Natiijo Hordhac Ah

Next Post
Natiijooyin hordhaca oo ka soo baxaya doorashooyinkii maanta ee Jabuuti+Wareysiyo

Qeybtii Hore Ee Tirinta Codadka Doorashada Jabuuti Oo Soo Gebagebowday Iyo Natiijo Hordhac Ah

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In