Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nicholas Kay oo ka hadlay xaaladda Dhuusamareeb

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Nicholas Kay oo soo dhoweeyay sii deynta badmaaxiin afduub loo haystay muddo 4 sano ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergayga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay xaaladda gobolka Galguduud gaar ahaan tallaabadii ay kooxda taabacsan ASWJ kula wareegeen degmada Dhuusamareeb oo ay ku sugnaayeen masuuliyiinta maamulka gobolka Galguduud.

“Aad ayaan uga walaacsanahay waxa ka dhacaya Dhuusamareeb. Dhammaan dhinacyadu waa inay xushmeeyaan heshiiskii xabbad joojinta ee Guriceel lagu saxiixay bishii March 5teedii” ayuu yiri Nicholas Kay oo ku baaqay in laga baaqsado qalalaase xaaladdana lagu soo celiyo degganaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale ergayga ayaa ugu baaqay kooxda qabsatay Dhuusamareeb inay ka baxaan degmada isla markaana wada-hadal lagu xalliyo waxyaabaha jira.

“Waxaan ku boorrinayaa xoogagga AWSJ inay ka laabtaan(Dhuusamareeb) oo ay u baxaan goobihii ay horay ugu sugnaayeen. Dhammaan kala duwanaanshahana lagu xalliyo wada-hadal iyo isu-tanaasul” ayuu yiri.

Ergayga  ayaa tilmaamay in tallaabada noocaan oo kale ah ay wax u dhimi karaan horumarrada gobollada dhexe loogu sameynayo maamulka iyo shirk aka soconaya Cadaado.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Next Post

Qunsulka Soomaaliya ee Cadan oo ka warramay xaaladda Markabkii loo diray Soomaalida

Next Post
Markabkii dowladda u dirtay Yemen oo ku xirtay dekadda Mukallah

Qunsulka Soomaaliya ee Cadan oo ka warramay xaaladda Markabkii loo diray Soomaalida

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In