Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nigeria oo dalkeeda ka xayirtay duulimaadyada 10 shirkadood oo caalami ah

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Nigeria oo dalkeeda ka xayirtay duulimaadyada 10 shirkadood oo caalami ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dawladda Nigeria ayaa garoomadeeda diyaaradaha ka xanibtay ilaa 10-shirkadood oo duulimaadyadyo shacab ku imaan jiray Nigeria,  dib u eegis lagu sameeyey sharkadaha diyaaradaha baaxadda leh ee Nigeria taga.

Shirkadaha diyaaradaha ay Nigeria dalkeeda u diiday ayaa waxaa ka mid ah Air France, KLM oo Holland laga leeyahay, Lufthansa oo jarmalka uu leeyahay iyo Etihad air ways oo dalka imaaraadka laga leeyahay, Air Rwanda iyo Anir Namibia.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Go’aankan oo dhaqangal noqday maanta oo ah 5-September ayey Nigeria sabab uga dhigtay in dalalka ay diyaaradahaasi ka yimaadaan ay muwaadiniinteeda ku adkeeyeen halista dal ku galkooda, ayna Nigeria dad keenaan balse aysan wax badan ka qaadin, sida uu sheegay Hadi Sirika wasiirka duulista Nigeria.

Shirkadaha diyaaradaha ah British airways,Qatar airways,Turkish airlines, Ethiopian airlines, Egypt Air iyo diyaarado kale oo xanibaadda COVID-19, ka hor imaanayey Nigeria ayey wasaaradda duulimaadyadu siisay ruqsad ay shaqadooda ku sii wadan karaan.

Garoomada diyaaradaha Legos iyo Abuja ayaa dib loo furay maanta oo sabti ah, waxaana duulimaadyo ku tagay qaar ka mid ah shirkadaha fasaxa la siiyey.

Previous Post

Ciidanka xoogga oo qabtay rag Qarax ku aasayey waddada Sabiid ee gobolka Shabeellaha hoose

Next Post

Sii Hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Kulan La Qaatay Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug “SAWIRRO”

Next Post
Sii Hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Kulan La Qaatay Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug “SAWIRRO”

Sii Hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Kulan La Qaatay Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In