Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nin Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Nin Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka

Paramedics work at the scene of the shooting where dozens of people were injured at the Century 16 movie theater in Aurora, Colo., early Friday morning July 20, 2012.

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Rag hubeysan oo Burcad ah ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa ay goob Ganacsi oo uu ka Shaqeeynayay ku dhex dileen Muwaadin Soomaaliyeed, Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka.

Muwaadinkan Soomaaliyeed oo Magaciisa lagu soo koobay Liibaan ayaa Kooxaha Burcadda ah waxaa ay dhowr Xabadood kaga dhufteen qeybaha sare ee jirkiisa, xilli uu ku sugnaa Goob Ganacsi oo ku taala xaafada ay Soomaalidu degto ee Cedar-Riverside ee Magaalada Minneapolis.

Related posts

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026

Mid kamid ah dadka Soomaaliyeed ee ku nool Xaafada dilka uu ka dhacay ayaa sheegay in liibaan uu u geeriyooday dhaawac culus oo ay Burcadda u geysteen, waxaana uu intaa ku daray  in Ciidamada Booliska Mareykanka ay wadaan baaritaan la xiriira Kooxahii dilay u geystay Muwaadinkan Soomaaliyeed.

Dhowr jeer ayaa waxaa dad  Soomaaliyeed dilal kala duwan loogu geystay Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka wallow sanadihii dambe ay soo yaraanayeen dilalka Soomaalida.

Previous Post

Howlgallo lagu laayay meleeshiyaay ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Sh.hoose

Next Post

Joe Biden oo khudbad ka hor jeedin doona Congress-ka

Next Post
Joe Biden oo khudbad ka hor jeedin doona Congress-ka

Joe Biden oo khudbad ka hor jeedin doona Congress-ka

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
0

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo  Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026
0

Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In