NISA ayaa hakisay una gudbisay Hanti-dhowrka guud ee Qaranka, qandaraasyo malaayiin doolar dhan, oo baxay sanadihii lasoo dhaafay, uuna saxiixay Wasiirkii hore ee Amniga.
Qoraal lagu daabacay barta twitter ka ee hayโadda Nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa lagu shaaciyay in hayโaddu ay hakisay qandaraasyo uu horey u saxiisay Waskiirkii hore ee Amniga.












