Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole lagu dayactirayo leyrarka cadceeda ku shaqeeya oo ka billowday magaalada Gaalkacyo+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Olole lagu dayactirayo leyrarka cadceeda ku shaqeeya oo ka billowday magaalada Gaalkacyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiinta Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa billaabay dadaallo dib loogu dayactirayo layrarka cadceeda ku shaqeeya ee Solar-ka kuwaas oo aan dayactir helin tan iyo markii laga hirgaliyay magaalada Gaalkacyo sanado kahor

Qorshahaan dib loogu dayactirayo Layrarka cadceeda ku shaqeeya ayaa qeyb ka ah barnaamijyada Horumarinta nabadda iyo xasiloonida kuwaas oo dib loogu dayactirayo xarumaha dawladda iyo waddooyinka istiratiijiga ah ee magaalada dhexmara.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Gudoomiyaha dagmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf ayaa sheegay in dhammaan dib loo howlgalin doono leyrarka Cadceeda ku shaqeeya oo qaarkood waxyeelo kasoo gaartay dagaallo hore uga dhacay magaalada Gaalkacyo

Maamulka dagmada ayaa ugu baaqay bulshada Magaalada inay ilaashadaan waxa iyaga u dhexeeya, maamulkana uu ka tageerayo sidii loogala shaqayn lahaa horumarka iyo bilic soo celinta magaalada Gaalkacyo.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir looga hadlayay saameynta dhaqaale ee COVID-19

Next Post

Webiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano hoostaga degmada Mahadaay

Next Post
Webiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano hoostaga degmada Mahadaay

Webiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano hoostaga degmada Mahadaay

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In