Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ololihii ugu dambeeyay ee musharaxiinta u taagan madaxtinimada maamulka Galmudug oo ka socda Cadaado

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ololihii ugu dambeeyay ee musharaxiinta u taagan madaxtinimada maamulka Galmudug oo ka socda Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Cadaado waxaa ka socda ololihii ugu dambeeyay ee musharaxiinta xilka madaxtinimada maamulka Galnudug ay cod uga raasanayaan xildhibaannada baarlamanka maamulkaasi.

Iyadoo shalay baarlmanka maamulkaasi uu dhageystay khudbadaha Lixda musharax ee isugu soo hartay tartanka madaxtinimada maamulka Galmudug, ayaa haddana maanta oo jimca ah waxa ay musharaxiintu wadaan ololihii ugu dambeeyay oo ay codad uga raadsanayaan xildhibaanada baarlamanka maamulka Galmudug maadaama beri ay dhaceyso doorashada madaxweynihii ugu horreeyay ee uu yeesho maamulkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Musharaxiinta dhexdooda ayaa la sheegay iney wadaan galaangal iyo dacaayado ku wajahan sidii ay codadka xildhibaannada u heli lahaayeen, halka qaar ka mid ah musharaxiintu ay usocdaan wadahadallo ay ku doonayaan iney codadka isugu biiriyaan.

Magaalada Cadaado maanta waxaa laga dareemaya saxmad iyo buuq farabadan iyadoo gaadiid codbaahiyayaal lagu soo xiray oo ay adeegsanayaan qaar ka mid ah musharaxiinta ay dhex wareegayaan magaalada.

Si kastaba ha ahaatee maalinta beri ah ayaa lagu wadaa in doorashada madaxtinimada maamulka Galmudug ay ka dhacdo magaalada Cadaado, waxaana u taagan tartankaasi ilaa Lix musharax.

Previous Post

Tartamayaasha degmada Baydhabo oo caawa u soo gudbay wareegga saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Markab siday in ka badan 3500 oo qaxooti Soomaaliyeed ah oo soo gaaray Boosaaso

Next Post
Markab siday in ka badan 3500 oo qaxooti Soomaaliyeed ah oo soo gaaray Boosaaso

Markab siday in ka badan 3500 oo qaxooti Soomaaliyeed ah oo soo gaaray Boosaaso

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In