Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ololo Looga Hortagayo Gudniinka Fircooniga Oo Beledweyne Ka Bilowday

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ololo Looga Hortagayo Gudniinka Fircooniga Oo Beledweyne Ka Bilowday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijkani Wacyi galinta oo ay Fulinayaan Urur Gabdho ah oo iskood Isku Xilqaamay lagunu Magacaabo Ururka Ka Hortaga Gudniinka Fircooniga iyo Wacyi Galinta Bulshada Ayaa si rasmi ah ugu bilowday Kaamamka Magaalada Beledweyne Howsha wacyi galinta ah ee Bulshada looga dhaadhicinayo Qatarta Gudniinka Fircooniga ah ee lagu Sameeyo Hablaha Soomaaliyeed.

Gabdhahani oo Xafiiskoodu ku booqanay Ayaa u sheegay Radio Muqdisho in ay u istaageen sidii ay Bulshadooda uga Wacyi galin lahaayeen In aan Gabdhaha lagu sameeyn Gudniinka Furcooniga kaa oo Bulsha Soomaaliyeed ay u aragto Arin qatarteeda leh.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mid Kamid ah Kaamamkii ay Maanta Gabdhahan Wacyi galinta ka fuliyeen Ayeey Kula Kulmeen Hooyooyin Kaamka Daganaa Iyagoo u Sheegayay In ay Gabdhahooda Ka daayaan Gudniinka Fircooniga ah Taasoo iyagane si weeyn U soo dhaweeyeey.

Maryama Cabdulle Xasan Gudoomiyaha Gabdhaha Ururka Ka Hortaga Gudniinka Fircooniga iyo Wacyi Galinta Bulshada Ayaa Radio Muqdisho u sharaxday Ujeedka  ay Kaamamka ay U booqdeen.

Qaar Kamid ah Haweenkii Ku sugnaa Kaamamka wacyi galinta laga fuliyay ayaa Iyaguna ka hadlay waxa ay ka fahmeen Gudniinka Fircooniga ah.

Waa Markii Ugu Horeeysay oo Gabdho Si iskood ah isku Xilqaamay ay Howsha wacyi galinta Gudniinka Fircooniga ah laga Fuliyo Magaaladan Beledweyne.

Gudniinka Furcooniga ayaa ah Caada Dhaqameed Foolxun Kaas oo aan Sal Ku laheeyn Diinta Islaamka.

3 4 20 32 d e g mail-attachment.googleusercontent.com q w

Previous Post

Madaxweyne Obama Oo Ku Soo Wajahan Saacadaha Soo Socda Nairobi

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Iyo Kuwa Amisom Oo Si Rasmi ah Ula Wareegay Diinsoor

Next Post
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Iyo Kuwa Amisom Oo Si Rasmi ah Ula Wareegay Diinsoor

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In