Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)
RADIO MUQDISHO:-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha ...
















