Dib u soo celinta hantida Wasaaradda Isgaarsiinta oo lagu guulaystay “SAWIRRO”
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay Xarunta Lr.2 ee Taleefanada Dalka ee ku taallay Degmada ...
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay Xarunta Lr.2 ee Taleefanada Dalka ee ku taallay Degmada ...
Mas'uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Galmudug iyo maamulka dagmada Gaalkacyo ayaa si wadajir ah maanta xariga uga jaray Jaamacadda Africa ...
Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta soo xiray shir muddo toddobaad ah uga ...
Inta la xaqiijiyay 49 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay dagaal ka dhacay Tuulada ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda, Dr Maryan Maxamad Xuseen ayaa maanta kulan la qaadatay Shaqaalaha Waaxda Caafimaadka Guud ee ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambe waxaa uu kulan la qaatay culima'udiinka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka ...
Kulanka oo ay wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku casuumtay wakiilada beesha caalamka iyo hay’adaha caalamiga ah ...
Guddiga Gurmad Qaran oo uu Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Xamse Cabdi Bare magacaabay iyo Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho