Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkii Deyn-Cafinta Soomaaliya iyo IMF oo lagu soo gaba-gabeeyay Nairobi

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shirkii Deyn-Cafinta Soomaaliya iyo IMF oo lagu soo gaba-gabeeyay Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta soo xiray shir muddo toddobaad ah uga socday Magaalada Nairobi qaar kamid ah heyโ€™addaha Dowladda,heyโ€™adda Lacagta Adduuunka iyo Bangiga Adduunka.

Shirkaan ayaa muddadii uu socday waxaa diiradda lagu saaray dhammaan wixii ka qabsoomay fulinta shuruudaha deyn-cafinta oo qoddobka ugu muhiimsan uu yahay dib-u-habeynta maaliyadda iyo ku dhaqmidda shuruucda,shirkan ayaa Sidoo kale waxaa laga wada hadlay sidii wadajir looga wada shaqeyn lahaa gaaaridda natiijada barta loo yaqaano โ€˜kama-dambeysta deyn-cafintaโ€™ taas oo la rajeynayo in la gaaro dabayaaqada Sanadkaan aan ku jirno ee 2023-ka.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’’๐’‚๐’š ๐‘ป๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’™ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐‘บ๐‘ท

shirkaan ayaa waxa ka soo qeyb galay heโ€™addaha kala ah Wasaaradda Maaliyadda oo hoggaanka shirka ah, Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Wasaaradda Badroolka, Bangiga Dhexe ee Dalka, Xafiiska Madaxweynaha iyo Xafiiska Raโ€™isul Wasaaraha.

Previous Post

Hawlgal ka dhacay Tuulada dhagaxow ayaa lagu dilay 49 xubnood oo ka tirsanaa Khawaariijta.

Next Post

๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—™๐—ฆ ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ ๐—บ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต

Next Post
๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—™๐—ฆ ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ ๐—บ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต

๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—™๐—ฆ ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ ๐—บ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hayโ€™adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’’๐’‚๐’š ๐‘ป๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’™ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐‘บ๐‘ท

๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’’๐’‚๐’š ๐‘ป๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’™ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐‘บ๐‘ท

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey goโ€™aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In