Booliiska degmada Yaqshiid oo gacanta ku dhigay laba ruux oo Hubeysan
Ciidammada Booliska degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay laba ruux oo hubeysan, kuwaas oo taliska Booliiska sheegay ...
Ciidammada Booliska degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay laba ruux oo hubeysan, kuwaas oo taliska Booliiska sheegay ...
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa caawa Saldhigga degmada Xamarweyne ku soo bandhigay laba dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab iyaga iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023 ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Xuska Sannad Guurada 79-Aad ee aas-aaska Ciidanka Booliska ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay ...
Dowladda Soomaliya oo ku dhawaaqday in ay hawada ka saartay in ka badan 600 oo shabakado warbaahineed,shabakadahan ayaa ahaa kuwo ...
20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada ...
Mogadishu, 19th December 2022: The Somali Federal Government’s triumph over terror received a major boost today after a top-ranking official ...
Culimada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa soo bandhigay taageeradooda ku aaddan dagaalka ka dhanka ah khawaarijta, ...
150-ka tirsan Maleeshiyada khawaariijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay deegaan qiyaastii 30-KM dhanka Bari kaga beegan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho