Wasiirka Haweenka XFS Oo Gaartay Magaalada Baydhabo
Wafdi heer Federaal ah, ayaa maanta soo gaarey magaalada Baydhabo, Waxaana hoggaaminaysay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha qooyska Xukuumadda Federaalka ...
Wafdi heer Federaal ah, ayaa maanta soo gaarey magaalada Baydhabo, Waxaana hoggaaminaysay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha qooyska Xukuumadda Federaalka ...
15 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal wadajir ah oo ay sameyeen ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku boorriyay saxaafadda Soomaaliyeed in ay door nadiif ah, oo xaqiiqada ...
Hadafka ururada argaxisada ayaa ah in ay abuuraan (Environment) bey’o ama xaalad cabsi ah, arggagixin, baqdin gelin ka weecisa qof ...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo howlo shaqo u jooga magaalada London ee dalka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen Madaxda ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Cafis Madaxweyne ufidiyey qaar kamid ah Maxaabiista ku jirtay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa galabta waxa uu ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, ...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen,ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Hirshabeelle. Shirka Golaha Xukuumada ee maanta, ayaa ugu ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho