Maamulka deegaanka Saddex Higlo oo dalbaday in gargaar degdeg ah lala gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen
RADIO MUQDISHO:-Deegaanka Saddex Higlo,oo qiyaastii 50KM dhanka Koonfureed kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,ayaa waxaa ka taagan abaar ...















