Turkiga: Midowga Yurub wuxuu iska indhatirayaa dadaalladayada lagu joojinayo dagaalka Ukraine
Maanta oo Arbaca ah, Warka soo baxay Wasaaradda Arrimaha DibaddaTurkiga ayaa lagu canbareeyay hadaladii dhawaan ka soo baxay Midowga Yurub ...
Maanta oo Arbaca ah, Warka soo baxay Wasaaradda Arrimaha DibaddaTurkiga ayaa lagu canbareeyay hadaladii dhawaan ka soo baxay Midowga Yurub ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminay ayaa gaaray degmada Aadan yabaal ee ...
Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday ...
Maxamed Cabdulle Nuur Abkow oo ku dhashay Jamaame ayaa ka soo mid ahaa Ciidamada Xoogga Dalka illaa Dowladdii AUN madaxweyne ...
Guulane: 13, Diseembar, 2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Guulane ...
Munaasabad lagu maamuusayay “Maalinta Qarannimada Qatar” oo ka dhacday Magaalada Muqdisho kana qaybgaleen Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka & madax kale ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan muhiim oo ku saabsan sugidda amniga magaalada Muqdisho ...
Xudur, December 13,2022: Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ...
Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyadoo ka duulaysa xilka ka saaran Midnimada iyo isku wadka bulshada ...
Waxaa ka furmay kullan wada tashi ah oo la la yeeshay ganacsatada ku dhaqan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho