Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga: Midowga Yurub wuxuu iska indhatirayaa dadaalladayada lagu joojinayo dagaalka Ukraine

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Turkiga: Midowga Yurub wuxuu iska indhatirayaa dadaalladayada lagu joojinayo dagaalka Ukraine
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta oo Arbaca ah, Warka soo baxay Wasaaradda Arrimaha DibaddaTurkiga ayaa lagu canbareeyay hadaladii dhawaan ka soo baxay Midowga Yurub ee ku saabsanaa bariga Mediterranean-ka iyo arrinta Qubrus.

Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga, ayaa sheegtay in Midowga Yurub uu iska indhatiray dadaalada diblumaasiyadeed ee Turkiga uu ku doonayay in lagu soo afjaro dagaalka Ukraine.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Midowga Yurub ayaa maalmo ka hor muujiyay walaaca ay ka qabaan xariirka iskaashi ee u dhaxeeya Ruushka iyo Turkiga, inkastoo Turkiga uu qeyb ka yahay dagaalka Ukraine iyo cunaqabateynta lagu soo rogay Moscow.

Josep Borrell, oo ah isku duwaha siyaasadda arrimaha dibadda Midowga Yurub, ayaa warqad uu u diray baarlamaanka Yurub, ku sheegay in uu jiro xiriirka dhaqaale oo qotoda dheer una dhexeeya Turkiga iyo Ruushka, sida laga soo xigtay Funk Media 11-kii bishan.

Previous Post

Ra’iisul XFS oo gaaray degmada Aadan yabaal

Next Post

R/W Xamse Oo Qoraal Ka Soo Saaray Muhiimadda Safarkii Uu Ku Tegay Aadan-yabaal

Next Post
R/W Xamse Oo Qoraal Ka Soo Saaray Muhiimadda Safarkii Uu Ku Tegay Aadan-yabaal

R/W Xamse Oo Qoraal Ka Soo Saaray Muhiimadda Safarkii Uu Ku Tegay Aadan-yabaal

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In