Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kulan Sagootin Ah Kula Qaatay Xafiiskiisa Safiirka Ethiopia Ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta xafiiskiisa kulan sagootin ah kula yeeshay Safiirka Itoobiya ee ...
















