Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya Oo La Wareegtay Xilka Guddoomiyenimo Ee Golaha Midowga Dhaqaalaha Wadamada Carabta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya Oo La Wareegtay Xilka Guddoomiyenimo Ee Golaha Midowga Dhaqaalaha Wadamada Carabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Khartuum ee Dalka Suudaan uga qayb-galay Shirka Golaha Midowga Dhaqaalaha Wadamada Carabta oo sanadkaan ay Shir-guddoon ka aheyd Dowladda Suudaan.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi M. Nuur ayaa jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysay oo ku saabsan marxaladda maanta ee Soomaaliya, sida dib-u-haneynta Maaliyadda, dhameystirka Deyn-Cafinta iyo la dagaalanka Argagixisada.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Gabagabadii shirka, waxaa Dowladda Soomaaliya lagu soo wareejiyay shir-guddoonka golaha oo guddoomiye looga dhigay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo xilkaan heyndoona ilaa sanadda dambe.

Previous Post

Habka Tebinta Wararka  Saadaasha Hawada iyo Isbadalka Cimilada Oo Lagu Soo Gabogabeeyay Jabuuti

Next Post

Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Ku Dhawaad 100 Kamid Ah Argagixisada Lagu Dilay Deegaanka Juxaay Ee Gobolka Sh. Dhexe

Next Post
Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Ku Dhawaad 100 Kamid Ah Argagixisada Lagu Dilay Deegaanka Juxaay Ee Gobolka Sh. Dhexe

Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Ku Dhawaad 100 Kamid Ah Argagixisada Lagu Dilay Deegaanka Juxaay Ee Gobolka Sh. Dhexe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In