Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo Booqasho rasmi ah ugu amba-baxay isu-tagga Imaaraadka Carabta+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka ...
















