Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga KMG ee Miisaaniyadda Labada Aqal oo markale la kulmay Wasiirka Maaliyadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga KMG ee Miisaaniyadda Labada Aqal oo markale la kulmay Wasiirka Maaliyadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga KMG ee Miisaaniyadda Labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii 3aad la kulamay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle.

Kulanka oo Ajandihiisu Ahaa, falanqeynta Miisaaniyadda 2022 iyo Su’aalo weydiinta Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee la Xiriirta Miisaaniyadda 2022.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Kulanka oo uu shir-gudoominaayey Guddoomiyaha Guddiga KMG Maaliyadda Mudane Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa waxaa su’aalo dhowr ah lagu weydiiyay Wasiirka Maaliyadda, kaasi oo la xiriirta hanaanka miisaaniyadda ee 2022.

Previous Post

 Danjire Yoonis oo ka warbixiyay Almaas Elman oo la guddoonsiiyay abaalmarin caalami ah

Next Post

Taliye Biixi “Ajaanib, horjoogeyaal iyo in kabadan 68 ka tirsanaa argagixisada ayaa lagu dilay Baxdo”

Next Post
Taliye Biixi “Ajaanib, horjoogeyaal iyo in kabadan 68 ka tirsanaa argagixisada ayaa lagu dilay Baxdo”

Taliye Biixi “Ajaanib, horjoogeyaal iyo in kabadan 68 ka tirsanaa argagixisada ayaa lagu dilay Baxdo”

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In