Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga qaban qaabada xuska todobaadka xoriyadda dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qaban qaabada xuska ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qaban qaabada xuska ...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta gurmad biyo dhaamin ah u sameeysay qoysas ay abaaruhu saameeyeen, kuwaasi oo ...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha Mudan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa maanta kulan la ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Agaasimaha Guud iyo Qeybaha Wasaaradda ayaa qaabilay Wafdi ballaaran oo ka socday Xafiiska Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Adan Maxamed Nuur-Madoobe iyo ku-xigeennadiisa oo ka qeyb galay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa10-aad, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane ...
Magaalada Baladweyne oo maanta laga daah furay Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8aad ,ee dugsiga dhaxe Imtixaanka Fasalka 8aad ee sanad Dugsiyeedka ...
Wasiirka wasaaradda warfaafinta XFS Cusmaan Abukar Dubbe ayaa manta tababar ku saabsan wax soo saarka warbaahinta Bulshada u furay qaar ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan ka sameeyay degaanka Qabdho oo hoostaga degmada matabaan ee gobolka hiiraan halkaas oo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa si rasmi ah u daahfuray qaadista ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho