Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo soo dhaweeyay wakiilka cusub ee Midowga Afrika
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada ...
















