Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo ku hanjabay in uu adeegsan doono hubka Nukliyeerka

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo ku hanjabay in uu adeegsan doono hubka Nukliyeerka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa wacad ku maray in jawaabta Pyongyang ay noqon doonto mid adag oo ay u adeegsato bamka Nukliyeerka haddii dalkiisa la weeraro, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Kuuriyada Waqooyi maanta.

Kim oo la hadlayay Warbaahinta dalkiisa ayaa yiri: “ Waxaan uga jawaabi doonaa daandaansi kasta oo nagula sameeyo hubka Nukliyeerka iyo weerar celin aan naxariis lahayn”

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, ayaa hadalkiisa ku daray in haddii Maraykanka uu sii wado hanjabaadaha ka dhanka ah dalkiisa uu uga jawaabi doono hubka halista badan ee Nukliyeerka.

Kim Jong Un, ayaa sidokale kormeeray goobaha ay yallaan Gantaallada halista ah ee Kuuriyada Waqooyi, waxana la sheegay inuu amarro dul dhigay sarakiisha Ciidamada dalkiisa.

dahnka kale, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si adag u dhaleeceeyay Kuuriyada Waqooyi ridistii Gantaallada ballistic-ga, isaga oo ku celceliyay baaqiisii ​​ahaa in Pyongyang ay joojiso tallaabo kasta oo kicin karta dagaal.

Guterres, ayaa ugu baaqay Kuuriyada Waqooyi inay u hoggaansanto qaraarada Golaha Ammaanka ee mamnuucaya adeegsiga hubka Nukliyeerka.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ugu amba-baxay furimaha dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab

Next Post

Ciidamada Booliska oo fashiliyay qarax lala damacsaa in lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed

Next Post
Ciidamada Booliska oo fashiliyay qarax lala damacsaa in lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed

Ciidamada Booliska oo fashiliyay qarax lala damacsaa in lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In