Cayaartooyda Xulka Qaranka 17 Jirada Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Xarunta Dowladda Hoose Ee Xamar
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar soo dhaweyn heer sare ah ugu sameeyay Cayaartoyda Xulka Qaranka ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar soo dhaweyn heer sare ah ugu sameeyay Cayaartoyda Xulka Qaranka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo qaraabada ay ka baxeen Allaha ...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa maanta kulankii u horreeyay la yeelatay guddiga shirkadaha ...
Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda u fadhiya Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayaa kulan kula ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya gar ahaan Ururka 8 aad Guutada 18 aad ee kumaandooska Gor Gor ayaa maanta howlgalo lagu ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa saaka si diirran loogu soo dhaweeyay ...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab ka wada gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta la wareegeen ...
Ciidamada Kuuriyada Koonfureed ayaa todobaadkan bilaabay dhoolatus milatari oo taxane ah, kaasi oo ay dhinac socdaan dhaqdhaqaaqyo military. Taliyaha guud ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho